BALIGUBADLE MEDIA
Daawo Hooyada dhashay sheekha mucaaridka Jabuuti ee sheekh cabdiraxman Bashiir oo uu dhibaateeyay Geelaha Jabuuti.
May 5, 2019 - Written by editor

waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa hooyada dhashay sheekh caanka ah ee mucaaridka jabuuti ka midka ah ee cabdiraxman bashiir oo ay dhibaato wayn u gaysteen kooxda ka talisa dalka jabuuti ee uu horjoogaha u yahay ismaciil cumar Geelle.

 

Capture

COMMENTS