BALIGUBADLE MEDIA
Daawo Ciidamada Somaliland oo lagu Arkay Gadiid aan Hore Loogu Ogayn oo Shaki Galiyey Xukumada Federaalka Somaliya.
May 19, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Baligubadlemedia)Waxay Ahayd Afar Sano Ka Hor Markii Xukumada Federaalka Somaliya Sidan oo Kale Shaki U Galisay Halka Ay ka Keentay Somaliland Hub U Badna Qoryaha Waa Weyn Ee Loo Yaqan Shilkaha iyo Pm oo Sidan oo Kale Tiro badan oo cusub loogu Soo Bandhigay Xuska 18 may

DF ayaa Xiliga Shakiga Ugu weyn Ka Qabtay Dawlada Itoobiya Sida Ay Qortay Saxaafada Reer Galbeed ka oo aad U Falnqaysay Waxana Afar Sano Ka Dib Soo Muuqday Gaadid Gaashaaman oo Markan DF uga Shaki Qabto Dawlada imaaradka Sida ay Sheegayan Wararka Hada Soo Baxaya.

60547129_2127938547333597_2867236900278632448_n 60357372_2127938610666924_8248130911216861184_n

COMMENTS