BALIGUBADLE MEDIA
Daawo 10 qodob oo aad ku qaabilayso bisha barakaysan ee Ramadan.shekh Maxamed Sh.Cumar Dirir
May 5, 2019 - Written by editor

madama aynu galnay curashada bisha barakaysan ee ramadaan halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa 10 qodob oo aad ku qaabilayso bisha barakaysan ee Ramadan waxaana inoo soo jeedinaya alle ajar iyo xasanaad ha ka siiyee  shekh Maxamed Sh.Cumar Dirir.daawasho wanaagsan.

 

 

Capture

COMMENTS