BALIGUBADLE MEDIA
Daawo Jabuuti oo markii ugu horaysay qiratay inay la wareegtay Shirkadda Ganacsade Axmed Cisman Geelle.
April 8, 2019 - Written by editor

Dawladda Jabuuti ayaa xaqiijisay  markii ugu horaysay inay la wareegtay shirkadda GSK ee uu mulkiilaha ka yahay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle.

jabuuti waxay sheegtay siday hadalka u dhigtay in ay si kumeel-gaadh ah ula wareegtay, shirkadihii uu dalkaasi ku lahaa ganacsade Axmed Cismaan Geelle.Ramsi Muxumed, oo ay ugu yeedhay inuu yahay  maamulaha cusub ee dawladda Jabuuti u xil saartay shirkadaha hoos yimaadda GSK ayaa warbaahinta ka soo muuqday.

ramsi

COMMENTS