BALIGUBADLE MEDIA
Wararkii U Dambeeyay Xaaladda Sheekh Aadan Sunne Iyo Dhaawac Kasoo Gaadhay Askar Jidh Dishay oo Dhakhtarka Loo Dhigay
March 3, 2019 - Written by admin

Warar hor dhaca oo soo gaadhaya xaruta warqabadka Baligubadlemedia ayaa sheegaya in 7 askari oo kasoo jeeda qoyska hoose madaxwayne biixi (Reer Samatar) ay jeelka wayn ee hargeysa ku dhex qaraaceen sheekh aadan cabdiraxmaan warsame aadan sunne kaas oo wareega xundhurta ee calooshu dilaacday saddex dhaawac oo halis ahina kasoo gaadheen.

breaking news

ilaa iyo hadda noomay suurta galin inaanu helno magacyadda askara jidh dilka u gaystatay sheekha wixii war ah ee dambe iyyo cida amarka bixisay.

wararka ayaa sheegaya in qorshahani ahaa mid xukuumadda taladda haysaa ka dambaysay islamarkaana lagu doonayay in lagu khaarajiyo jeelka dhexdiisa sheekh aadan sunne.

dhanka kale hadalhaynta arintan ayaa aad usoo shaac baxday waxaana arintan lagaga sheekaysanayaa qaybo kamida magaaladda hargeysa.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS