BALIGUBADLE MEDIA
War Degdega: Wafti Culus oo Ka Socda Dalka Eritrea oo La Filayo Inay Soo Gaadhaan Hargeysa
March 18, 2019 - Written by admin

Wafti ka socda dalka aynu isku mandaqadda nahay ee Eritrea ayaa la filayaa inay maanta socdaal ku yimaadaan somaliland sida Baligubadlemedia ilo wareedyo xogogaal ahi u xaqiijiyeen.

breaking news

waftiga ayaa waxa hogaaminaya wasiirka arrimaha dibadda eritrea waxaanu wararku intaas ku darayaan in xukuumadda somaliland si aad ah ugu diyaar garawday soo dhawaynta waftigan

waa waftigii ugu horeeyay ee eritrea ah ee yimaada somaliland la soco wararkayaga dambe

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS