BALIGUBADLE MEDIA
Somaliland oo Sheegtay in Biyo La’aan Baahsani Soo Foodsaartay Dadka Barakacayaasha ah
March 5, 2019 - Written by admin

Guddoomiyaha hay”adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed “Xinif” oo maanta warbaahinta kula  Hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in biyo la’aan baahsani ay soo foodsaartay deeganada Somaliland gaar ahaan dadka barakacayaasha ah.

xinif

Waxa uu sidoo kale sheegay gudoomiye Xinif in ay xidhiidho kala duwan la sameeyeen qaar ka mida Hay”addaha ka hawlgala Somaliland, kuwasii oo uu sheegay in waxkala qabanayaan biyo la’aanta baahsan ee soo foodsaartay shacabka, isagoona tilmaamay inay qaar ka mida Hay”addahaasi ay ka soo jawaabeen codsigaasi.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS