BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Ka Qayb Galay Xuska Ciidamadda Qaranka Ethiopia
February 11, 2019 - Written by editor

Waxaa maanta magaalada Diridhabe lagu xusay xuska maalinta Ciidamada qaranka ee Itoobiya, xuskan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah madaxda degaanada dalka.

xuska c q ethiopia

Haddaba xuskan ayaa waxaa hadalo kooban ka soo jeediyay madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar isagoo ka hadlay wax qabadka ciidamada Qaranka Itoobiya iyo guulaha ay ka soo hooyeen dhanka dalalka dariska la ah Itoobiya.

Dhinaca kale  Madaxwayne Mustafe ayaa kulan isbarasho laqaatay maanta galinkii dambe Ugaaska Gurgure ee maalinimadii shalay lacaleema saaray.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS