BALIGUBADLE MEDIA
Dalku Dibu Habaynbuu U Baahanyahay Dhinaca Garsoorka Ah “Jamaal Cali Xuseen”
February 10, 2019 - Written by admin

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa si adag uga hadlay xayiraad maanta lagu soo roogay mid kamida wargeysyadda madaxa banaan ee dalka kaasoo lagu magacaabo Foore xayiraadan ayuu  jamaal cali xuseen ku tilmaamay in cadaalad darro ka jirto dhinaca garsoorka islamarkaana garsoorku u baahanyahay dibu habayn

Jamaal cali xuseen

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS