BALIGUBADLE MEDIA
Dahabshiil Group oo Maalgeliyey Tartanka Orodka ee Somaliland 2019
February 9, 2019 - Written by admin

Shirkadaha Dahabshiil groub, ayaa si weyno Si Wayn uga qaybqaadatay Tartanka Orodka dheer ee Somaliland Marathon maanta Ka dhacay magaalada Hargeysa.

cabdirashiid

Dahabshiil Group ayaa si ballaadhan uga qaybqaadatay Tartanka Orodka dheer ee Somaliland Marathon oo maanta lagu qabtay caasimada Hargeysa tartanka oo ay ka soo qayb galeen orodyahano ka badan 200 oo ka kala yimid Gobolada Somaliland iyo wadamada gaar ah .

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS