BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiyadda Kulmiye Iyo Ucid oo Si Wada Jira Heshiis Rasmiya oo Ay Gaadheen Ugu Dhawaaqay
January 11, 2019 - Written by admin

Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ayaa waxaa ay iminka soo saareen war saxadeed wada jir ah oo ay heshiis kaga gaadheen arimaha doorashooyinka iyaga oo sheegay in ay diyaar  u yahiin doorasho ay labadooda xisbi galaan  , isla markaana ay doorashadu dhacdo bisha 11 ee sanadkan 2019

breaking news

War saxaafadeedan oo ay ku kala saxexan yahiin Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiye ku xigeenka  xisbiga Kulmiye ayaa ka koobna Shan Qodob

heshiis1

heshiis2

 

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS