BALIGUBADLE MEDIA
Mushkiladu Waa Komiishanka. –
January 17, 2019 - Written by editor

Komiishanku waa xudunta khilaafka xisbiyada .iyagaan ka masuul aha waxii khaladaad ka dhacay doorashadii madaxtooyada .khaladka ugu waynina wax uu ahaa waxaa markii dadka idhaha laga sawiray  ee la yidhi doorashadaa lagu galyaa oo aan hadana lagu galin , ilaa hada dadwaynahu way haystaan kaadhadhkii codaynta iyaga oo aan sawirkii idhaha ku galin doorasho ,  hadab reer somalilabdow bal fikiroo sawirkii idhaha ee la idinka qaaday  ee la yidhi  doorasho ayaa lagu  ku galayaa xagee uu ku danbeeyey,

Waynu ogayn sidii lagu galay doorashadii madxtooyada oo gaadh indha la sawiray baad sheegaysaaya , jaantaa rogan baa lagu galay. Hadab meeday sawirkii idhuhu? Xagee

buu qabatay? Miyaa lagubay miyaa la daadiyey, mise iminkana waxay rabaan in sidii tii hore jaantaa rogan  in  lagu galo oo nin jeclaysi iyo qaaraabo kiil lagu soo saaro barlamaanka iyo deegaanka,

Khaladk markii hore lagay ee lagu khiyaameeyey wadani hal kaas bay ahayd ,markaa komishankaa khaldkaa galay iyagaan ugu shubay muuse, waxa uu muuse ugu dhegan yahayna waa yaanay kaa fogaan ,cida aamaantayna anigu maan arag reer somaalilandna may arag,

Markaaa iminkana waxay doonayaa in saamigii gobolada borama iyo sool  aan laga hadal oo la jiidhsiiyo, oo barigana tiro yar laga soo baxo galbeedkana tiro aad ubadan laga soo baxo ,waa khiyaamo in gobolan 500 boqol laga soo baxo , gobolna 5000 lagu dhaco, waana taas tay doonayaan kulmiye iyo ucid, ma na yeelayno.

Ma yeeli doono in doorasho deegaan iyo mid baarlamaan lawada qabto , waayo waanay isqabanayeyn ,oo labaduba  waxay u baahan yahiin ololayn iyo dad wayne .markaa ma nin qudhaa labadab isku sharaxaaya, maskaxda  faysal cali waraabe waa taas,  oo waxa uu doonayaa in uu qabiil ku soo saaro reerkiisa oo uu musharaxiinta kale ugaga shubo sidii hore u dhacday,

By kharad adan  aw muuse

[email protected]

COMMENTS