BALIGUBADLE MEDIA
maayarada dalka ee golayaasha deegaanka
January 28, 2019 - Written by admin

Ha is odhan cidi kuma arkayso ee afka buuxso nin xil
qaaday eed qaadyee haatuf kula socdaa jira
hadhkaaga lagu diray ee ogow
Hantida umada ee laga soo ururiyo dadwaynaha waa
dambi in lagu tagri falo oo la helo la xisaabtan dhab
ah meelkasta o oil dhaqaale kusoo xaroodo taasi
hadii la helo macnaheedu waxa weeye meel haykalkii
dawladnimo uu ka shaqaynaayo hantida umada oo la
dabo galo waxa ugu dambeeyey waqtigii
madaxwayne maxamed xaaji ibraahim egal alah ha u
naxariistee inkastoo waqtigaa dalku aanu sidan
manta uu yahay aanu ahayn dabagalkaasi waxa uu
keenay in masuuliyiin ay kusoo gabadaan masaajidka
madaxtooyada maanta dawlada hoose waxa ku jira
hanta dhawr badhaaya hantida umada dawladu kasoo
ururisay
Waa in xogta kasoo baxda baadhiistaas loo soo
bandhigaa umada dalku maanta ma taagna halkii
shalay kadib najiidada kasoo baxda waxa shacbigu
uga fadhiyaa in madaxwayne muuse biixi cabdi qaadi
doono talaabo dawladnimo oo sharciya

Goolaha guurtudu waxay ku dhawaaqeen mudo kordhintii
aqalka baarlamaanka dalka halka madaxwayne muuse biixi
cabdi uu ka gaabsaday in mudo kordhin loo sameeyo
golayaasha deegaanka dalka oo ku sifoobay musuqmaasaq
shaqo xumo xil gudasho la aan iyo waxqabad la an cabasho
badan oo kasoo yeedhaya shacbiga ku nool dhamaan
gobolada iyo degmooyinka ay ku kooban tahay jsl
Si walba ha ahaato mindidu waxay dul sudhantahay sidii
look ala diri lahaa golayaasha deegaanka dalka shacbigu
waxay dhagta iyo indhaha ku hayaan goaanka kasoo yeedhi
doona madaxwayne muuse bixii cabdi oo aad uga biyo
diiday cabashada kasoo yeedhaysa shacbigii doortay
golayaasha deegaanka dalka oo aan ku qanacsanayn
inaanay jirin wax ay qabteen dawlada hoose ee dalku mudo
xiloodkoodi
Moyar sotolco waa moyar in badan si toos ah uga qayb
qaatay waqtigii doorashadii xisbiga kulmiye ee muuse biixi
cabdi inkastoo xillbay adhi jir wadaagtaa marna moyar
sotelco meesha muu soo dhigan in hantidhawr la galinaayo
dawlada hoose hargeisa sida ay u badinayaan bulshada ku
nool caasimada hargeisa najiidada kasoo baxda baadhistaa
dawlada hoose waa mid madaxwayne muuse biixi cabdi uu
ku kala diri doono golayaasha deegaanka dalka oo uu soo
magacaabi doono hal moyar oo sii shaqeeya inta ay
qabsoomi doonto doorashada barlamaanka iyo deegaanka
Ma jirto taariikh waxqabad oo ka muuqata caasimada
hargeisa sida wadooyinka bilicda caasimada dhibaatada
maamul ee mushkulada dhulka oo sii kordhaysa sabibi
kartana nabadgalyada iyo xasiloonida dawladnimo oo ay
khalkhaliso

Waqtiyadii hore golayaasha deegaanka dalka waxa isku soo
sharixi jiray dad kasoo jeeda qoysas maalqabeen ah oo u
dhashay gobolkaa ama degmadaa ay u sharaxan yahiin
Halka manta 25 xildhibaan ay soo doorteen bulshada ku nool
caasimada iyadoon loo eegin taariikhdiisi waxbarasho
shaqo waxqabad
Waqtigii golaha deegaanku waa gebo gebo hal cadhani
geed ay ku xoqoto ma waydo wadooyinka waxa dhisay
shacbiga iyo ganacsatada dalka 70% ma aha waxaad ku faani
kartid hoos u eeg caasimada fool xumada bilicda
wadooyinka cidhiidhiga ah nadaafad darada iyo heshiiska
xaaranta ee aad kula jirtid shirkadaha qashinka moyar
waxa ku sharaf ah adigoo is casila manta shacbigu uma
diyaar aha in ay codkooda doorasho dambe ay siiyan
muwaadaniinta u sharaxan dalka taas waxa u sababa
khasaaraha iyo guuldarada laydinkala k sababay dhiig
baxaa iyo dhimashadaa badbaada hooyada foosha
Waxa markhaati u ah qof kasta oo ku nool caasimada
hargeisa dhibaatada ka haysata gadiidka wadooyinka
burburay oo aad wax ugu dhimay bilicda iyo nadaafada
caasimada hargeisa
Waa in aynu ka fiirsana doorashada inagu soo socota si
aanay u noqon tii u dambaysay aynu joojino cadiifada
qabiilka oo aynu ku soo xulano musharaxiinta aynu gaysano
golayaasha deegaanka dalka
Shacbigu ha eersadeen gacmahooda ay ku doorteen
golahan deeganka ah ee fadhiidka ilaahay waxa uu yidhi
qoomna ilaahay ma duleeyo iyagoo is duleeya mooyane sida
sharciga uu ahaa waqtiyadii hore doorashada goolaha
deeganka waxa laga soo dooran jiray tuujarta dad can ah oo
leh maal iyo aqoon oo usoo istaagi jiray doorashada

goolaha deeganka caasimada dalka manta qof kasta waxa
uu u macalin ah indhhiisa iyo hargeisa cida ay dooratay

Dawlada hoose hargeisa waa muraayada laga daawado
maamulka caasimada hargeisa haday dawlada hoose
xumaato taa macnaheedu waxa weeye in ay shacbiga ku
nool caasimada harg aanay mardambe ku dhiiran inay ay si
fudud u siiyan codka kalsoonida waqtiga doorashooyinka
golayaasha deeganka ee inagu soo fool leh labo sano ka dib
hadaba waxa waajib inagu ah in aynu xusno soona qaadano
maamuladii moyaradii ugu wanaagsanaa ee soo maray
caasimada hargeisa iyo heerka waxqabadkii ay ka qabteen
caasimada hargeisa waqtiyadii mudo xileedkoodi moyarnimo
inagoo soo horaysiin doona eng maxd hashi
Waqtigaa uu la kulmay xilka moyarnimo ee caasimada eng
inkastoo ay ahay waqti dalku ku jiro xaalad adag oo aanu si
Ugu danbayn madaxwaynaha jsl mudane muuse biixi
abdi
Shacbigii kusoo doortay waxay dhagta isha
warbahiyaasha dalka ku hayaan dhwaaqa kasoo
yeedhi doona eek u wajahan kala dirista golayaasha
deegaanka dalka
Waxa markhaati ku ah caasimada hargeisa jidadkeeda
bilicdeeda ma odhan karaa hargeisa waxay la tartami
kartaa caasimadaha dalalka jabuti adisababa neirobi
etc waa maya wadnahu waxa uu boodayaa wahaabigii
kulmiye moyar sotelco aduun waa xeerba xeer sidii
weeye xabag cadaadeed xilbay adhi jir wadaagtaa
shacbigu waa ka garsoore badhista moyar sotelco
isha madaxwayne muuse biixi abdi

COMMENTS