BALIGUBADLE MEDIA
Ismariwaaga Md. Muse Biixi Iyo Xisbiga Wadani Waa Waxyeelo Dhaqaale.
January 16, 2019 - Written by admin

Wadanku wuxuu kasoo baxay Doorashadii ugu xumayd ugu xannafta badnayd oo wadankii qabyaalad baas cabsiiyey tiiyoo wadanku xilligii Xukuumaddii uu ka Xanuunsaday madaxweyne Siilaanyo dantii guud la HALALOOBIYEY ON DAMBIGA LA WADA SAARAY MARWADII MADAXWEYNAHA Oo HANTI BADAN QAADATAY.  Dhibtaasi Dhaqaale xumo IYO sicir barar bay wadanka gelisay oo weli sicir barakii halkiisii taaganyey inkastoo Xukuumadda Muse Biixi ay iska caabbi Sicir barar ku dhaqaaqday Haamihii soo xero gelisay Boobkii wasiiradii waraabayaasha ahaana WADA caydhisay iyo Madaxtooyadii oo uu Muse ku soo dabaalay (better behave)hadana illaa Maanta Siyaasaddii qabyaaladda Huwanayd sideedii bay u shaqaysaaa oo siyaasad Distoorxumo ku jirto ayaa socota oo dhaqaalaha hoos u sii socda

baashe oday(16)
marka ay taagantay Muran Siyaasadeed oo ahayd inuu ku dhiirado Madaxweyne Muse oo tanaasul xaggiisa ka yimaado  Faysalna Ceebihiiisa iyo dusduskiisa ummad isku garaaciisa dhinac isaga duwo.  Muse Biixi hadduu arintaa doorashooyinka tanaasul degdega ka samayn waayo oo marxaladdan uu wadanku ku jiro ka saari waayo weligii lagama fili doono inuu ummadda isu soo dhoweeyo Dhaqaale xumada iyo Xukuumad aan niyad loo haynina way sii kordhaysaa (investment) wadanka la gelin lahaa wuu sii yaraanayaa markay siyaasaddii wadanka ka bixi la day ROLA-COSTA iyo baaxaadeg aan dawladdu wax taasula ummmadda u samaynayn. Madaxweyne haddaad Siyaasaddii dawladdu dib u eegto waa lagu riix iyo jujuub miidhan tan iyo Gudoomiye nimadaadii, Murashaxnimadaadii, Doorashadii haddaad kursigii aad ku ordaysay badhidii saartay meel kaloo lagugu riixaa may hadhin oon xabaal ahayni markaa haddaad wadanka buuqa ka saarin maanta oo  aad wadani uga taasulin arinkan komishanka doorashooyinka weligaa wax tanaasula ma samaynayn doontid oo danbe srinkaaguna quus buu tegayaa Buuqani siyaasiga ahi dhaqaalaha wadanka wuu curyaaminayaa adaana ka saari kara.  Inta Faysal Madaxtooyada ku jirana horuumar inaga dheer waayo waa muqaribka koobaad ee wadanka .

Talooyinka ama qaado ama ha qaadan ummaddu we akhriyaysaa maalin walba.  Ummaddu waa sabool indha fiiq fiiqan waa ku soo aragtay Bari iyo Galbeed iyo (in between) CAWRIDOODA ISKA ILLAALI.

MORE BASHE

[email protected]

COMMENTS