BALIGUBADLE MEDIA
Ganacsiga Lagu Bilaabi Karo 900$ Ilaa 1300$ Si Sahlana Loogu Guuleysan-Karo
January 10, 2019 - Written by editor

Ganacsiga lagu bilaabi karo 900$ ilaa 1350$

Ganacsigani waa Macmacmacaanle kaasi oo lagu iibiyo cuntooyinka fudud .

Qiimo Ahaan Alaabta Aad u baahantahay iyo sida uu u shaqaynayo kaga bogo halkan hoose.

eng cabdiraxmaan

qol kiro ah oo yara waafi ah barxad horena leh meel bulshadu ku kulanto 300$ ilaa 500$ inta udhaxaysa ayaa lagaaga kireynayaa balse waxa badan dakhliga kaa soo galaaya Qiimaha isagu waa ka gaar Alaabtaynu ku furayno meherada iyada ayaynu xisaabinaynaa ..

1 : Hal boodh oo vip ah  3mx1m= 90$

2 :15 miis 15×18$=270$

3 :45 kursi nooca qiimo

ahaan           45×6.5$=292.5$

4 :3 Dalaayado dhexe oo barxada hore loo saarayo qiimo ahaan waa  =35$

5,ta  dalayadaha debada loo sarayo waxaynu ku dabaqaynaa 5 miis iyo kuraastooda   5,ta kalena barxada ayaynu iska dhigeynaa badanaaba suuqu waa wada hadh   5 miis ee soo hadhayna Gudaha qolka ayaynu dhigaynaa .

5 :sadex koobabka sharabka lagu shiido nooca Tayada leh 3×20=60$

6 : 3 kili  oo ah nooca shaaha lagu kariyo

Kuwa Tayada leh ee ku shaqaynaya laydhka

3×20=60$

(-sababtaynu u iibsananyo kiliyada waa inaynu Ganacsigeena ku meel gaadhno waayo makiinada shaaha lagu kariyo kaligeed waa 2000 ilaa 2300 hadhow ayaynu gaadhaynaa InshaAlaah-).

7 : koobabka sharaabka iyo kuwa shaahuba qiimo ahaan markaynu isugeysano waa 70$

8 : miiska Quraarada ee maqalhayahu

waa 90$ ..

9 : shelf yar oo sharaab lagu Raseeyo isaga iyo sharaabka lagu Rasaynayo Qiimo Ahaan waa 60$

10:shaaha sonkorta liinta

Saytuunka ,shamaamka ,afakaadhada,canbeha,dasado cano ah, Daqiiqda saanbuuska + saliida iyo waxyaabaha yaryar ee khudrada qiimo ahaan iyana waa 200$

10 :  Taangiga biyaha 5 Foosto = 120$

[[[Total Ahaan waa  1347$  intaas ayuu ku   kacayaa Ganacsigeenaasi ~ Kuna dhadhaw 1300$.]]

11 : (((5 qof oo shaqaalo ah waa sidan soo socota inan maqalka haya=12

inan shaaha kariya =10$

Inan Ama gabadh sharaabka shiida=10$   Inan duba sanbuuska,quraaca,sameeyana                   wixii kale ee loo baahan yahay=10$

Inan weelka soo gura isla markaana  dhaqa 8$)))

……….IYAGA LACAGTOODA 50$ WAXAYNU KA JARAYNAA IIBKA MAALINTAAS DHACAYA….

Qaabka uu Ganacsigani ku shaqaynayo waa Magaaladaada aad Ku Nooshahay Gaara ahaana Suuqa Bulshadu Ku kulanto.

XISAAB AHAAN IIBKA MAALINTAAS DHACAYA  LABADA GALINBA

INASHA ALAAH SIDAN RAJAYNAYNO ..

Tusaale waxaad iibisay ileyn waa magaalo weynoo suuqee calfakaagana waad Qaadaysaaye markayu u yarayno iibka maalintaas ..

1 : 230 koob oo sharaaba 230×0.5$=115$

2 : 150 Shaaha  150×0.3$=45$

3: Bunka +iyo noocyda kale 100 koob

100×0.5$=50$

2  :350 saanbuusa  350×0.1=35$

3 : 250 xabo quraca 250×0.1=25$

4 : 100 xabo saanweyj 100×0.3=30$

5:  50 xabo hambeegar 50×0.3=15$

TOTAL IIBKA MAALINTAA 315$

315$-50$ SHAQAALAHA.

265$ Xaasil maalin kaliya

265×10000=2,650000 S/Shilling

Bal 65$ kaba Goo oo Ka soo Qaad xaasil lacagta kuu hadhay 200$

Hadiiiba Aad Shaqadaas Laba Ka Dhigto Dakhliga Aad Helaysaa Wuu Laba Laabmayaa ..

Ganacsiga Kan Ka Yara Weyn Qurux Ahaan Ka Yara Weyn Isagu Qiimo Ahaan Waa 2600$ Ilaa 3400$

Inta U Dhaxaysa.

Hala shaqaysto Ganacsi wacan guulayso

Inshaa alaah Waxa ku xigaya Ganacsiga lagu bilaabi karo 1800$ ilaa 2400$ inta udhaxaysa ….

Qore Engr Abdifatah Jama

Email Id : [email protected]

COMMENTS