BALIGUBADLE MEDIA
Ayaan Cashuur oo Beenisay Warkii Wasiir Guri Barwaaqo uu Ku Sheegay In Ingiriisku Somaliland U Soo Magacaabay Wakiil
January 10, 2019 - Written by admin

wakiilka somaliland ee dalka ingiriiska ayaan cashuur ayaa si adag u beenisay warkii wasiirka warfaafinta somaliland cabiraxmaan guri barwaaqo ku sheegay in dawladda ingiriisku somaliland u soo magacawday wakiil

ayaan cashuur

ayaan cashuur ayaa warkan ku tilmaantay mid laga naxo islamarkaana been cad oo uu wasiirku ku kacay ah waxaanay dadka warkaas faafinaya ugu baaqday inay iska daayaan beenta ay faafinayaan

ayaan cashuur oo qoraal soo dhigtay barteeda facebuuk ayaa si adag u beenisay warkan si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horaysay ee masuuliyiin dawladda somaliland somaliland katirsani si badheedha iskaga jawaabaan warbaahinta

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS