BALIGUBADLE MEDIA
Xaaladee Ayuu Ku Suganyahay Garsoorkii Somaliland “Madaxwayne Biixi-se Muxuu Kala Socdaa?
December 4, 2018 - Written by editor

xaaladda guud ee garsoorka somaliland ayaa mudooyinkii u dambeeyay kasii daraya kadib markii garsoorka kala duwan ee dalka intooda badan loo soo magacaabay madax aan aqoon wanaagsan u lahayn shaqadda loo diray

topnews

meelaha halista ugu badani ka taagantahay islamarkaana aan shaqayn waxa kamida maxkamadda sarre oo aan ilaa hadda wax dacwad ah galin tan iyo markii uu qabsaday gudoomiyaha maxkamadda sarre aadan xaaji cali

maxkamadda gobolka hargeysa ayaa kamid ah meelaha aan gudoomiyuhu kaba soo xaadirin mudooyin bilo ah taas oo dadka dacwaduhu ka yaalaan ku soo lu’goaan oo kaliya islamarkaana isku badashay goob magac u yaal ah

si kastaba ha ahaatee madaxwayne biixi ayaa looga fadhiyaa inuu faraha la galo garsoorka dalka oo gabi ahaanba isku bedelay magac u yaal balse aan shaqayn

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS