BALIGUBADLE MEDIA
Reer Burco oo Aan La Dhacsanayn Safarka Madaxwayne Biixi ee Gobolka Togdheer
November 19, 2018 - Written by editor

Maalinta Salaasada ah ee Bari ayaa la filaya in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu gaadho magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer , isla markaana uu iminka ku sugan yahay magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil .

Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ayaan waxaan ka muuqanin soo dhaweyntii lagu yaqanaay inay reer Burco u sameyaan madaxweynayaashii ka horeeyey madaxweyne Biixi taas oo ay reer Burco muddo ka hor u sii diyaar garoobi jireen soo dhaweyntooda .

Shacabka reer Burco waxaa ay sheegen in aaney wax soo dhaweyn ah oo ay Muuse Biixi u hayaan aaney jirin oo ay fartoodii ugu codeeyeen ay eedeen

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS