BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ka Dhawaajiyay KHilaaf Soo Kala Dhex Galay Qaar Kamida Culimadda Dalka
November 7, 2018 - Written by editor

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Md Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta ka Hadley khilaaf uu shegay inuu ka dhex qarxay Culimada Somaliland ,

Waxaana uu sheegay in khilaafkaas aaney dhex galin Karin ilaa inta ay culimadu wax isla meel dhigeyso

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS