BALIGUBADLE MEDIA
Odaygu Tolbuu Ubaahan Yay
October 25, 2018 - Written by editor

4 / 10 / 18

Odaygu tolbuu ubaahan yay

Keene iyo kordhiye

Keene.waaryaa kordhiye saaxiib M/WEYNAHAN  iska imanaya

Warbaahinta isagoo bilaa ujeedo ah dabeedna hadal isku yaacsan

Dabada qabsanya oo ah ka la

yidhaa fadhi ku dirir bal saaxiib ka

Waran miyaanu tol lahayn wax usoo qora oo kasoo shaandheeya

Ama guul wade wax yara kala garanaya.

Kordhiye. Saaxiib taasi waata shacabku is weydiinayo

Waxaaba waxa kasii daran qarankiiba waxa uu ka dhigay SHIRKAD

Reer leeyahay oo ay ka madax yiin labadii wasiire midna

HABLAHA caayayay midna dhalin yarada lahaa TAHRIIBA

Tolkiina waa kuwaas maxay ku biirin dee waxba

Hantida qaranka sida loo cuno ayuunbay yaqaaniin

Waxaaba waxa ka daran shacabkan aad moodo inuu sirxan yay

Waxa jooga raggii AFWEYNE  cunay maxay afartan hore looga

Maahmaahay ka eeganayaan.

Ugu danbayn afrikaanku ma xishoodo wuu baqdaa.

Guuleed liibaan   snm1710 live com

COMMENTS