BALIGUBADLE MEDIA
Cabdi Xuseen Xadka Laacibkii Xulkii Kubada Cagta ee Gobalka Waqooyi Galbeed Oo Kulan La Qaatay Ciyaartoyga Kanu
October 5, 2018 - Written by editor

Cabdi Xuseen Xadka oo u ciyaari jiray xulkii kubada cagta ee gobalka waqooyi galbeed,is la markaana ka mid ahaa ciyaar toygii ugu caansanaa ayaa magaalada london ee dalka ingiriiska kula kulmay ciyaar toygii Kanu ee u safan jiray xulka kubada cagta ee Nigeria iyo kooxda Arsenal.

xadka iyo kanu

Cabdi Xuseen Xadka oo ah guddoomiyaha qurbo jooga reer somaliland ee magaalada london ayaa waxa uu kala hadlay ciyaar toygii kanu sidii u taageeri lahaa ciyaaraha somaliland, islamarkaana gacan uga gaysan lahaa kor uqaadidada tayada ciyaar toyga somaliland.

waxaana labada ciyaartoy isku afgarteen wax yaabihii ay ka wadahadleen, waxaana kulan kaasi ku soo dhamaaday is afgarad buuxa.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS