BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Wiil Ku Labistay Mid Kamida Dirayska Ciidamadda Milatariga
September 12, 2018 - Written by editor

Magaaladda Hargeysa waxa lagu xidhay Faysal Sugaal oo ka mid ah qurbe joogga Somaliland, ka dib markii lagu soo eedeeyay in uu ku labistay Dirayska u gaarka ah ciidamada Somaliland.

sugaal

Xadhiga  Faysal ayaa waxa xaqiijiyay Eheladiisa, mana jirto faahfaahin kale oo ku saabsan xadhiga wiilkaasi.

Xukuumadda Somaliland iyo ciidamada Booliska ayaan iyaguna wax faahfaahin ah ka soo saarin sababta Faysal Sugaal loogu xidhay Dirayska.

Dhacdadan ayaa noqonaysa markii ugu horeysay ee ay ka dhacdo somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS