BALIGUBADLE MEDIA
Somaliya Si Toosa Ula Wareegtay Hawaddii Somaliland Iyo Somaliya, Awaamiir Cusub oo ay Soo Rogtay Iyo Itaal La’aanta Xukuumadda Jirta
September 18, 2018 - Written by editor

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawadda Cabdilaahi salaad oomaar ayaa ka dhawaajiyay inaanay garoomada dalkii la isku odhan jira somaliya aanay ka duuli karin kana soo dagi karin diyaar aan wax ogolaansho ah ka haysan dawladda federaalka somaliya’

wasiirka duulista somaliya

arintan ayaa badka soo dhigaysa sida dawladda somaliya gacanta ugu  dhigtay maamulkii hawadda ee dalkii la isku odhan jiray somaliya islamarkaana xukuumadda muuse biixi ugu guul daraysatay wax ka qabashadda qadiyadaas

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS