BALIGUBADLE MEDIA
Daayeer Xaraar Adag Haystaa Madhaco.
September 17, 2018 - Written by editor

Maahmaah baa tidhaahda  Ama Buur Ahaw Ama Buur ku tiirsanow.

Soltelco

Maayarow Hayska Buuqaane cidina waxba kaa qaadimayso Oo xaraar Adag baad haysataaye Shaqadaadaa wado, lakiin wixii dhaliila ee aadleeday Aqbal oo iska hagaaji wixii carqalada ee ku hortaagan iyo cida ku hortaagana soo bandhig si laguula  ogaado.

Waryaa maayar Soltelco  inaadeer  Sidii Nin weyn baan kuulataliyaaye  Miyaanay  Taladaydu  kuu muuqan.?

Waxa kale Oo Aan kuu sheegayaa Adiga waxa kaliya Oo lagaarabaa Caddaalad karti iyo Daacadnimo, intaa hadii lagaa helo cid wax ku yeelikartaa majirto, Inaadeer Nabadgelyo.

W/Q: Xasan Karuur.

[email protected]

COMMENTS