BALIGUBADLE MEDIA
Wararkii UgU Dambeeyay ee Ku Saabsan Goobta Lagu Xidhay Madaxweynihii Kilirka Shanaad Cabdi Ilay
August 8, 2018 - Written by admin

Laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxa ay maanta ay shaacisay goobta lagu hayo ama uu ku sugan yahay madaxweynihii kililka shanaad ee Itoobiya Md Cabdi Maxamuud Cumar

news

Waxaa ay sheegtay BBC in Cabdi Maxamuud Cumar uu ku sugan yahay Guri uu magaalada Addis Ababa Ku Leeyahay isla markaana la joogto mid ka mid ah xasaaska uu qabo

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS