BALIGUBADLE MEDIA
Saraakiil Ka Goosatey Ciidanka Jiida Hore ee Somaliland Kuna Biiray Jabhada Caarre
August 29, 2018 - Written by admin

mudooyinkii u dambeeyay waxa soo xoogaysanayay ciidamadda qaranka somaliland ee ka baxaya ciidanka islamarkaana ku biiraya jabhadda kornayl caarre maalintii shalay waxa ciidamdda ka goostay saraakiil iyo ciidamo kuwaas oo ku biiray jabhadda kornayl caarre oo u muuqata mid sii xoogaysanaysa

jabhada caarre

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS