BALIGUBADLE MEDIA
Golaha Wasiirrada Dawlad Deegaanka Somalida Etoobiya oo Shaaciyay In Madaxwaynihii Deegaankaas Xabsiga Loo Taxaabay.
August 4, 2018 - Written by admin

Golaha wasiirrada maamul gobolleedka Soomaalida oo ayaa ku baaqay in deegaankooda laga saaraan ciidanka Millatariga dowlada federaalka oo la wareegay xarumaha dowlada iyo wadooyinka muhiimka ah iyo xorriyadiisa loo soo celiyo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo ay sheegeen in aanay garanay meel uu ku sugan yahay,

news

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS