BALIGUBADLE MEDIA
Dawladda Hoose ee Baligubadle oo Shaacisay Qorshe Cusub oo Ay Wax Kaga Qabanayso Degmadda + Qalab ay Dalbatay.
August 29, 2018 - Written by admin

Baligubadle:- Xoghayaha dowlada hoose ee baligubadle cabdikariim cabdiraxmaan madar iyo xildhibanadiisa golaha deegaanka xubnaha ugu cadcad oo mudo ayaamo ah ku maqnaa magalo madaxda soomaaliland ee hargeysa ayaa waxa ay soo iibiyeen hal cagaf oo nooca loo yaqaano sheewasha, taasi oo ku tala galka cagaftani ay tahey sidii loogu qaban lahaa hawlaha deegaanka iyo sidii loogu qaban laha in lagu sameeyo jidadka magalada baligubadle sidoo kale sidii ay uga qeyb qadan laheyd hagaajinta iyo daryeelida jidadka iyo bilicda magalada baligubadle

Keenida halkan cagaf ayaa waxa uu shicibka hortiisa ka balan qaadey mayarka degmada baligubadle iney dhawaan keeni doonaan hal cagaf oo ay yeelan doonto degmada baligubadle ee xarunta gobolka hawd

Sida ay sheegen masuuliyiinta dowlada hoose waxa lagag faa,iideysan doona in lagu xidhi biyo xidheeno waaweyn,beerahana ay ku dadaadli doonan sidii ay uga caawin lahayeen iney biyaha xili roobaadka ugu xidhi lahayeen

1 2 3 4

COMMENTS