BALIGUBADLE MEDIA
Degdeg: Madaxwaynaha Somali State oo Magacaabay Qaar Kamida Golaha Xukuumadiisa Iyo Qalbi Dhagax oo Safka Hore Kaga Jira
August 28, 2018 - Written by editor

Madaxweynaha deegaanka soomaalida Mustafe CumarCagjar  ayaa magacaabay xubno kamid ah xukuumaddiisa iyo taliyeyaasha ciidamada;

news

1- Mudane Khadar Jirde( Wasiirka Madaxtooyada)

2- Mudane Garaad Cumar Dool Xirsi (Maayorka Magaalada Jigjiga)

3- Maxamed Cabdi Mawsar (Taliyaha guud ee ciidamada Liyuu booliska)

4- Korneyl Cabdikariin ( kuxigeenka ciidamada Liyuu booliska)

5- Korneyl Sheekh Mukhtaar (Madaxa Sirdoonka)

6- Korneyl Cabdikariin Muuse Qalbi-dhagax (Taliyaha ciidamada Asluubta)

7- General Maxamed yare ( komishinerka komishinka booliska)

8- Maxamed Cabdi Guray (Kuxigeenka Komishinka.)

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS