BALIGUBADLE MEDIA
Booliiska Saaka La Wareegay Ilaalinta Iyo Gacan Ku Haynta Amaanka Jigjiga
August 5, 2018 - Written by admin

Dadweynaha ku nool magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Itoobiya ayaa sheegay in saaka waddooyinka magaalada ay ku arkeen booliska rabshadaha ka hortaggo oo ku sugan meel kasta.

news

Dad goob joogayaal ah ayaa BBC-da u sheegay in ciidammada oo wato burar oo u socdo tobbaneeyo ay gaaf wareegayaan waddooyinka si ay ammaanka u sugaan.

Booliskan qabo koofiyadaha qafilan ayaa la sheegay ina yihiin Soomaali Weli waxaa magaalada ka maqan Internet-ka oo saamayn nolosha dadka.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS