BALIGUBADLE MEDIA
Xildhibaan Jaamac Riyo oo Kamid Ahaa Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Ku Geeriyooday Hargeysa
July 29, 2018 - Written by editor

Alle haw naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed oo ku magac dheeraa Jaamac Riyo kana tirsanaa golaha guurtid Somaliland.

xildhibaan jaamac riyo

Xildhibaanka ayaa ugeeriyooday xanuun uu ujiifay mudooyinkii dambe.

Ehelada marxuunka ayaa xaqiijisay geerida Xildhibaan Jamaac Faarax Axmed (Jaamac Riyo).

Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa sidoo kale ahaa hal abuur iyo maansooyin curiyay gabayo iyo heeso badan.

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Hadhwanaagnews waxay tacsi udirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu kabaxay marxuumku, waxay ilaahay uga baryayaan marxuumka inuu janooyinkiisa  geeyo.

Alle haw naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed oo ku magac dheeraa Jaamac Riyo kana tirsanaa golaha guurtid Somaliland.

Xildhibaanka ayaa ugeeriyooday xanuun uu ujiifay mudooyinkii dambe.

Ehelada marxuunka ayaa xaqiijisay geerida Xildhibaan Jamaac Faarax Axmed (Jaamac Riyo).

Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa sidoo kale ahaa hal abuur iyo maansooyin curiyay gabayo iyo heeso badan.

Ugu Dambayntii Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa Kamid ahaa Tiirarkii Waawaynaa ee Qarankani Ku Taagnaa

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Baligubadlemeida  waxay tacsi udirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu kabaxay marxuumku, waxay ilaahay uga baryayaan marxuumka inuu janooyinkiisa  geeyo.

 Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS