BALIGUBADLE MEDIA
Suldaan Cusub Oo Lagu Caleemo-Saarray Deegaanka Laan-qayrta ee Kililka Shannaad Ee Ethiopia
July 27, 2018 - Written by admin

Waxa deegaanka Laan-qayrta ee degmadda Xarshin  ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia lagu Caleemo saarray Suldaan Xuseen Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Xuseen.

Munaasibaddii Caleemo-saarka Suldaan Xuseen Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Xuseen, ayaa waxa ka soo qayb-galay Madaxdhaqmeed kala duwan oo ka kala yimid deegaannada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, Waxgarad iyo Shacab aad u tirro badan…

 

 

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS