BALIGUBADLE MEDIA
Maamulka Iyo Hawlwadeenadda Baligubadlemedia Waxay Tacsi U Dirayaan Reer Muuse Cali Qaaduun oo Habaryartood Ku Geeriyootay Hargeysa
June 29, 2018 - Written by editor

Maamulka Iyo Hawlwadeenadda Baligubadlemedia Waxay Tacsi U Dirayaan Reer Muuse Cali Qaaduun oo Habaryartood  Faadumo Cabdulle axmed ay Ku Geeriyootay Maalintii Khamiista ee 27-kii bishan june magaalada Hargeysa

tacsi weyee.jpg

waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdayna uu samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo aamiin aamiin aamiin

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

COMMENTS