BALIGUBADLE MEDIA
“Dhulbahante Somaliland Iyaga Ayaa Doortay Ee Ciddi Kuma Khasbin…” Ex Wasiir Casoowe
June 11, 2018 - Written by admin

Wasiirkii hore wasaaradda cadaalada xukuumaddii madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Axmed Cali (Casoowe) ayaa sheegay in aan ka beel ahaan lagu khasbin Somalilandnimad ee sidii dadkii kale u rabeen ay iyaguna u rabeen.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS