BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi Ma Noqon Doonaa Wadkii Soo Dadajin Lahaa Burburka Iyo Halaaga Somaliland
May 14, 2018 - Written by admin

madaxwaynaha isla markii uu kursiga ku fadhiistay ku faraxashay dhiiga ee muuse biixi cabdi ayaa la filayaa inuu noqdo madaxwayne soo gabagabeeya rubuc qarni somailand gooni isutaageeda la soo noqotay kadib burbur iyo halaag la soo darsa jamhuuriyadda somaliland oo muuse kahor ku soo naaloonaysay dawladnimo qaangaadhay islamarkaana bislaatay

 

balse muddo gaabankornayle muuse oo muuse joogo ayaa walaac iyo rajo xumo la soo daristay bulshadda somaliland iyagoo madaxwayne biixi ku sifeeyay madaxwaynihii soo gunaanadi lahaa dawladnimadda somaliland islamarkaana sababta u noqon lahaa burbur baahsan oo soo wajaha somaliland

hadaba dadka madaxwayne muuse biixi yaqaana ayaa sheega in muuse yahay shakhsi ehel u ah nasiib xumo islamarkaana markasta oo uu xil qaran ka qabto somaliland dalka u horseeda burbur baahsan waxaanay tusaale u soo qaataan wakhtigii uu wasiirka daakhiliga ahaa oo uu dalka ka riday dagaal baahsan oo sameeyay shacabka somaliland islamarkaana muuse ku qaaday abtiyaashii wakhtigaas oo muuse ahaa wasiirka arrimaha gudaha somalailand islamarkaana uu madaxwayne dalka ka ahaa marxuum cigaal muuse wuxuu ku dhuumanayay daaha dabadiisa waxaana lagu tilmaamaa shakhsiga kaliya ee dalka u horseeday dagaaladda sokeeye waxa la xusuustaa khudbado taariikhda galay oo kornayl muuse biixi wakhtigaas ka jeediyay khayriyadda hargeysa

sidoo kale waxa xusid mudan dagaal qadhaadh oo kornayl muuse biixi la soo galay dawladii cabdiraxmaan tuur iyo xasan ciise kaas oo gaadhay heer muuse biixi ku toogto madaxwayne tuur balse ilaahay uun ka badbaadiyay rasaastiisii iyadoo uu markii dambe madaxwayne cigaal ugu faani jiray inuu xafiiskan uu fadhiyo ku rasaaseeyay madaxwayne tuur

isku soo wada duuboo muuse biixi oo taariikhdiisa uu dalkan ku leeyahay si wanaagsan looga wada dharagsanyahay ma noqon doonaa madaxwaynihii soo gunaanadayay somaliland maadaama oo durba dagaalo sokeeye ka istaadhmeen qaybo kamida goboladda dalka
ku darsoo madaxwayne biixi oo muddo lix bilood ah kursiga fadhiya wuxuu si gaar ah u badhtilmaameedsanayaa beelo gaar ah oo reer hargeysa ah beelahaas oo ay dagaal hore soo wada baleen beeshiisa 1967 hadaba muuse biixi oo u muuqda inuu dagaalkii wakhtigaas ka aargudanayo ayaa qorshe cad oo uu dawladnimada kula dagaalamayo ku haya beelahan waxaana laga cabsi qabaa in beelahaas uu muuse badhtilmaameedsanayo laftarkoodu noqdaan kuwa soo dadajiya fashilka kornayl muuse biixi

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS