BALIGUBADLE MEDIA
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Somaliland Ku Tilmaamay Jamhuuriyada Federaal Ah.
May 15, 2018 - Written by admin

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Somaliland Ku Tilmaamay Jamhuuriyada Federaal Ah, hadalkan ayaa mr biixi ka soo yeedhay maanta mar uu khudbad ka jeedinayay barxadda hore ee madaxtooyadda hadalka madaxwaynaha ayaa lagu tilmaamay inuu yahay mid muujinaya khalkhalka siyaasadeed ee ku habsaday hogaamintiisa.

muuse haaruun

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS