BALIGUBADLE MEDIA
Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May oo Taageeray Hadalkii Suldaanka Guud, Digniin Culusna U Diray Maayar Soltelko
April 24, 2018 - Written by admin

soltelko ayaydhalay

Dhalinyaradda iyo Aqoonyahanka Degmooyinka axmed dhagax iyo 31 May ayaa soo dhaweeyay islamarkaana Taageeray hadalkii dhawaan ka soo yeedhay suldaanka guud ee beelaha arab Suldaan cumar Suldaan maxamed suldaan faarax waxay ay dhalinyarada iyo aqoonyahanka deegaankani sheegeen inaanay marnaba aqbali doonin in maayarka fashilmay ee soltelko iyo golihiisa deegaanka aanay marnaba ku soo dhici karin dhulka danta guud ee Haayadda wfp ee ku yaala xaafadda Masalaha ee Hargeysa waxaanay sheegeen in dhulka danta guud ee deegaankani noqday Dhulka kaliya ee ay iska xumaan Golaha Deegaanka hargeysa ee aanay beeshi wax xubin ah ku lahayn fulintiisa

Ugu dambayntii waxa bayaankan lagu sheegay in deegaanku tashanayo qorshe uu ku doonayo Inuu kalsoonida kala noqdo Maayar Soltelko Iyo golihiisa deegaanka m aadaama oo fulintii caasimadda laga tertiary Beelaha islamarkaana aan laguba kalsoonaan Karin xubnaha beelaha kale ah we isku darsaday fulintii caasimadda

Insha ku hay Baligubadlemedia

COMMENTS