BALIGUBADLE MEDIA
Baanka Dhexe oo Soo Saaray Jaangoynta Sarrifka iyo Isku Bedelka Lacagaha ee Maanta Lagu Shaqayayo
April 1, 2018 - Written by admin

Baanka dhexe ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka oo Axad ah soo saaray jaangoynta sarrifka iyo isku bedelka lacagaha, waxaanay dadwaynaha la wadaageen qiime sar go’an oo maanta lagu sarrifi doono, gacan hore iyo mid dambeba.
Waxaana gacanta lagu sarrifi doonaa $1=10,250 slshilling
halka gacanta dambe lagu sar gooyay $1=10,300slshliing

BAANKADHEXE

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS