BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Somaliland oo dacwad Ka Gudbisay Laanta Afka Somaliga ee bbc-da
March 12, 2018 - Written by admin

Xukuumada Somaliland ayaa dacwad ka dhana laanta afka somaliga ee bbc-da u gudbiyay madaxa sarre ee idaacadda

Dacwada ayaa sida ay baahisay wakaaladda wararka ee somaliland ee solna uu soo saaray wasiirka warfaafinta somaliland cabdiraxmaan guribarwaaqo taas oo uu ku sheegay inay idaacadda bbcda laanteeda afka somaligu gabi ahaanba ka baxday doorkii dhexdhexexaadnimo islamarkaana ay so badheedha U la safato dawladda Somaliya

Isku soo Wada duuboo maaha markii ugu horaysay ee ay ee xukuumadda Somaliland dacwad ka gudbiso laanta afka somaligu ee bbc-da

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS