BALIGUBADLE MEDIA
Xildhibaanno sheegay in uu jabey mooshinkii ka dhanka ahaa guddoomiyaha Baarlamaanka
March 29, 2018 - Written by admin

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan kuwa taageersan Guddoomiye Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo xalay kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku dhawaaqay in sharci ahaan uu jabay Mooshinkii laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Xildhibaanada oo qoraal ay soo saareen ka koobnaa ilaa 6 qodob ayaa sababta mooshinka uu ku jabay waxa ay ku sheegeen inuu dhamaaday waqtigii 10-ka maalmood ee uu soo jeediyay Aqalka Sare oo ka bilaabaneysay 18 bishan illaa 28 bishan.

page1

page2 page3

COMMENTS