BALIGUBADLE MEDIA
Somaliland oo uu Ka Bilaabmay Dagaalkii Dhaqaaluhu + Beelaha Jeegaanta oo Albaabadda U Laabaya Ganacsiyadda Beelaha Kale.
March 19, 2018 - Written by admin

dagaal xoogan oo ganacsi ayaa ka istaadhnaa mudooyinkii u dambeeyay gudaha somaliland taas oo gnacsato waawayn oo gaar ah lagu badhtilmaameedsanaayay.

news

shirkadaha la badhtilmaameedsanaayay ayaa waxa kamidah shirkadda telesom taas oo oo wakhti xaadirkan meel xun lala marayo waxaana dagaalka dhaqaale ee ku socda teelsom dabadda ka hagaya mulkiilaha somcable maxamed awsiciid kaas oo shirkadiisu ku baahisay bogeeda facebuuk qoraalo liddi ku ah shirkadda telesom arintaas oo dhaawac wayn gaadhsiin karta wadajirka umadda somaliland

waxa jira shirkado kale oo waawayn oo jeegaantu cunaha haysay mudooyinkii u dambeeyay balse waxa la gudboon beelaha aan jeegaanta ahayn inay hurdada ka kacaan islamarkaana ay ka xoreeyaan maamulka kornayl muuse biixi ee nidaamkii somaliland u ekaysiinaya nidaamka dalka digtaytarku haysto ee jabuuti

la soco  qormooyin ku saabsan dagaalka dhaqaale ee jeegaantu bilawday

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS