BALIGUBADLE MEDIA
Nuxurka Safar Madaxwaynaha Somaliland Ugu Kicitimay Dalka Imaaraadka Carabta
March 13, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ugu Kicitimay Dalka isku taga imaaraadka carabta

top news

Ujeedada safarka madaxwayne kornayl biixi Ku tagay ayaa khuseeya heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka sidoo kale Mr biixi ayaa soo saxeexaya heshiisyo maalgalineed oo si hoose ay usoo kala saxeexanayaan Xukuumadda Muuse iyo dawladda imaaraadka

Baligubadlemedia kala soco warar faahfaahsan oo ku saabsan heshiisyadda qarsoodiga ah muuse biixi la soo galayo shirkadda dp world iyo madaxda dawladda imaaraadka carabta iyo ujeedada la qarinayo ee uu ku tacaluqo safarka muuse biixi

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS