BALIGUBADLE MEDIA
Maamulaha Shirkadda Sagal Jett oo Mudadii Ay XUkuumaddani Jirtay Qaatay Mashruucii Saddexaad ee uu Ku Naasnuujinayo Adeerkii Kornayl Muuse Biixi
March 27, 2018 - Written by editor

maamulaha shirkadda sagal jett cabdi yuusuf aar ayaa todobaadkii hore qaatay laba mashruuc oo waawayn kuwaas oo wada socda labadan mashruuc ee balbalaadhan ee uu qaatay cabdi yuusuf aar ayaa ah mashruucii timirta iyo raashinka ciidamadda iyo sidoo kale dirayska kala gadisan ee ciidamadda dalka.

topnews
cabdi yuusuf ayaa hore u qaatay wakiilka saamiga madaxwaynaha ee shirkadda somaliland investment company halkaas oo ka qaato qandaraasyo waawayn waxaanu labadan mashruuc ee kale noqonayaan mashruucii saddexaad ee cabdi yuusuf qaato muddo saddex bilood ku dhaw oo xukuumadda kornayl muuse biixi jirtay.

Isku soo wada duuboo kornayl muuse biixi ayaa qaaday dhabo ka xun tii xukuumadii ka horaysay isagoo qandaraasyo miidhan ku taxay inamadii uu adeerka u ahaa halka dhalinyaradii kale ee dalkan u dhalatay ay bilaa camal ku yihiin dalka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS