BALIGUBADLE MEDIA
“Ku Dhawaad 30 Qof Ayaa La Xidhay Muddadaa Saddexda Bilood Ah Ee Uu Muuse Biixi Madaxweynaha Ahaa……” Xoghayaha Caddaalada Ee Xisbiga WADDANI
March 4, 2018 - Written by admin

Xoghayaha cadaalada ee xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa eedaymo u soo jeediyay garsoorka oo uu sheegay in uu ka leexday jidkii saxda ahaa.
Xoghayaha cadaalada ee xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxa uu sheegay inay korodhay tirada dadka la xidhay mudadii uu Muuse Biixi ahaa Madaxweynaha dalka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS