BALIGUBADLE MEDIA
Khilaaf Baahsan oo Ka Taagan Jidka Berbera Corridor Iyo Dawladda Somaliland oo Ku Gacay Saydhay Dalab Ka Yimi Ethiopia
March 10, 2018 - Written by editor

khilaaf baahsan ayaa ka taagan jidka berbera coridor ee mudooyinkii u dambeeyay soo noqnoqanayay warar lagu kalsoonyahay oo baligubadlemedia heshay ayaa sheegaya in dawladda ethiopia danaynayso inay jidka berbera corridor u badalato baligubadle corridor maadaama oo jidka baligubadle corridor ethiopia uga dhawyahay berbera corridor kharash ahaana uga fudud yahay.

breaking news

wararka ayaa intaas ku daraya in ethiopia ka walaacsantahay jidka berbera corridor oo ugu yaraan u baahan shan biriij oo waawayn islamarkaana aan lamid ahayn baligubadle corridor oo isagu aan u baahnayn kharash badan, islamarkaana macno wayn u samaynaya dawladda ethiopia.

xukuumadda somaliland ayaa ku gacan saydhay dalabka dawladda ethiopia ka yimi waxaanaynu ka warsugi doonaa halka xaalku ku dambeeyo

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS