BALIGUBADLE MEDIA
Dawladda Somaliya oo Cambaaraysay Heshiiska Dp World ee Ay Wada Galeen Somaliland Iyo Imaaraadku
March 2, 2018 - Written by admin

awlada Somaliya ayaa ka hadashay heshiiska dawlada Somaliland lagashay Shirkada Dp World ee laga leeyahay dalka imaaraadka carabta.

Heshiiskan ayaa 19% lasiiyay dalka Itoobiya, Halka Somaliland ay leedahay 30% shirkada Dp World ay leedahay 51%

Hadaba Dowladda Soomaaliya ayaa arrin sharci darro ah ku tilmaamtay heshiiska dekedda Berbera,kaddib bayaan ka soo baxay wasaaaradda Gaadiidka iyo Dekeddaha Somaliya

War-saxaafadeed ay Soo saartay xukuumada Somaliya  oo ay kaga hadlayso heshiiskan ayaa  uqoran sidan

somdpw

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS