BALIGUBADLE MEDIA
Wasiirka Maaliyadda oo Ku Shaqaynaya Siyaasadda Jeegaanta Xilkiina Ka Qaaday Maamulihii Kstamka Berbera + 10 Masuul oo Jeegaana oo uu Magacaabay
February 4, 2018 - Written by admin

wasiirka maaliyadda somaliland oo ku shaqaynaya siyaasadda dhinaca ka raran ee jeegaanta ayaa xilkii ka xayuubiyay maamulihii kastamka magaaladda berbera waxaanu booskiisa ku badalay xubin ciise muuse ah hadaba halkan hoose kaga bogo isku shaandhaynta reeraysan ee uu wasiirkani sameeyay.

wasiirka-maaliyada

maamulaha kastamka berbera waxa uu u dhiibay hay

btiisa ciise muuse waxaanu xilkii gudoomiyaha kastamka berbera ka qaaday maamulihii hore oo arab ahaa

kastamka kala baydh wuxuu u dhiibay cumar xasan jibriil hayntiisa  sacad muuse habar awal
saylac wuxuu u dhiibay nin habar jeclo ah ku xigeenkiisa sacad muse habar awal
kastamka wajaale wuxuu u dhiibay nin sacad muse ku xigeenkiisa ciise muuse (habar awal)
kastamka abaarso wuxuu u dhiibay cabdilahi hool hool (arab)

wasiirka maaliyadda ayaa noqonaya masuul isagoo jooga xafiiska muddo gaaban durba ku shaqaynaya siyaasadii madaxwayne muuse biixi ee jeegaanta waxaanaynu ka dharagsanayn sida ay beesha kornayl biixi ee haabar awal u guratay kuraasta digreetadda madaxwaynaha ah hadana wuxuu marayaa inuu beeshiisa ku balamiyo wasiirada iyo wasaaradaha

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS