BALIGUBADLE MEDIA
Raali Galin Dhamaan Akhristayaasha Shabakadda Caalamiga ah ee Baligubadlemedia.com
February 13, 2018 - Written by admin

waxaanu dhamaan akhristayaasha sharafta naga mudan ee ku sugan dunidda dacaladeeda islamarkaana sida aadka ah ugu xidhan shabakadda caalamiga ah ee Baligubadlemedia ka raali galianynaa muddo maalmo ah oo shabakaddu hawadda ka maqnayd kadib dibu habayn balaadhan oo lagu waday shabakadda haday tahay dhinacyadda serverka oo aanu balaadhinayay maadaama oo ay akhristayaasha shabakadda ku xidhani aad u tiro bateen

baligubadlemedia

hadaba dhamaan akhristayaasha sida aadka ah ugu xidhan shabakadda waxaanu ka raaligalinaynaa wakhtigaas shabakadda dibu habaynta lagu waday ee ay ka maqnayd hawada

Wabilaahi Tawfiiq

COMMENTS