BALIGUBADLE MEDIA
Muxuu Daarnaa Kulankii ay Jilbaha Isku Dareen Maxamuud Xaashi Iyo Madaxwayne Muuse Biixi ?
February 16, 2018 - Written by admin

kulan adag oo ay dhawaan  jilbaha isku dareen maxamuud xaashi iyo madaxwayne biixi kaas oo wasiirkii hore ee madaxtooyaddu muuse biixi kaga dalbanayay inuu jagadda gudoomiyaha xisbiga kulmiye ku wareejiyo.

xaashi iyo kornayl muuse

kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhanyihiin ayaa ilowareedyadda laga helayaa sheegayaan in maxamud xaashi muuse u bandhigay in la dhaafay 45-kii cisho ee uu muuse ku watreejinayay gudoomiyenimadda islamarkaana loo baahanyahay inuu maalmaha soo socda iska soo wareejiyo xilka gudoomiyaha xisbiga

muuse biixi ayaa isagu dhankiisa sheegay inaanu wakhti xaadirkan diyaar u ahayn inuu wareejiyo gudoomiyaha xisbiga islamarkaan uu la sugo muddo sanad ah

isku soo wada duuboo muuse biixi oo la daalaa dhacaya shaqadda xafiiska madaxwaynenimo ayaa u muuqda mid wakhti xaadirkana wajahaya khilaaf kale oo ka dhex istaadhma xisbiga kaas oo ku saabsan wareejinta gudoomiyaha xisbiga arintaas oo u muuqata inaanu awoodin madaxwaynaha la daalaa dhacaya maamulka taladii dalku

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS