BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwaynaha Qarsoon ee Somaliland oo Dhaqaale Xaddi Badan Ku Soo Qaatay Khalkhal Galinta Amniga Somaliland
February 23, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha Qarsoon ee Somaliland oo Dhaqaale Xaddi Badan Ku Soo Qaatay Khalkhal Galinta Amniga Somaliland waa markii ugu horaysay ee somaliland yeelato madaxwayne qarsoon oo amaradiisa ka fuliya daaha dabadiisa.

 

madaxwaynaha qarsoon ee somaliland maxamed awsiciid ayaa ku hawlan qorshayaal dhagaraysan oo uu intoodii badnayn soo qabtay haddana ay u hadhsantahay qaybta khalkhal galinta amniga somaliland.

breaking news

madaxwayne maxmaed awsiciid ayaa ku hawlan sidii uu gabi ahaanba gacanta ugu dhigi lahaa khalkhal qaybaha kala duwan ee ganacsiga somaliland isagoo ka wakiila dawladda jabuuti.

si dawladda jabuuti somaliland uga hesho suuq wayn oo ganacsi kaas oo ay ku soo qarsan karto dhaqaale kasta oo ay ka musuqdo muwaadiniinta dalka jabuuti.
madaxwayne maxamed awsiciid oo ah madaxwayne aan maskax badnayd ayaa qorshayaasha uu wado waxa kamid ah weeraro uu ku badhtilmaameedsanayo shirkadda telesom taas oo uu ku doonayo inuu ku mijaaxabiyo jiritaankeeda waxaana qorshayaashaa kamid ah sheerar laga doonayo telesom, cashuuraha oo lagu kordhinayo iyo arrimo kale

waxa kale oo madaxwayne maxamed awsiciid wadaa qorshayaal kale oo uu ku doonayo in furaha 252-ga laga dhigo 253 si gabi ahaanba dalka loo hoos keeno jabuuti

isku soo wada duuboo madaxwaynaha qarsoon ee somaliland ayaa ku hawlan qorshayaal balaadhan oo uu ku doonayo inuu ku mijo xaabiyo wadajirka umadda somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS